Dagaal culus oo ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al Shabaab goordhaw dhax maray

Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidanka milatariga Soomaaliya oo gacan ka helayay kuwa daraawiishta  Galmudug iyo dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa ka dhacay koonfurta gobolka Mudug. Ciidamada huwanta ah ayaa wararku sheegayaan in ay qaadeen howlgal balaaran ay ku doonayaan in Al Shabaab uga saaraan deegaanno katirsan koonfurta gobolka Mudug oo wali gacanta Al Shabaab … Continue reading Dagaal culus oo ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al Shabaab goordhaw dhax maray